Dekada Muqdisho

Dekadda Muqdisho
Port of Mogadishu
Muuqaalka Dekeda Muqdisho.
Meesha ku taalo
Wadanka Somalia
MeeshaMuqdisho
Macluumaad kale
Gacanta ku hayaKooxda Albayrak
MulkiileHogaanka Dekeda Muqdisho
Qaadi karta920 dooni
Website
www.portofmogadishu.com

Dekadda Muqdisho (Af Ingiriis : Port of Mogadishu), sidoo kale loo yaqaano Dekadda Caalamiga Muqdisho,[1] waa dekada rasmiga ah ee magaalada caasimada Muqdisho, taasi oo u adeegta howlaha dowlada Soomaaliya. Dekadani waxay ka mid tahay kuwa ugu weyn isla markaana ugu mashquulka badan Geeska Afrika.[2] Dekedda Muqdisho waxaa asal ahaan la sameeyay wakhti aad u horeeyay, taasi oo taariikhyahanadu ku sheegaan in dekedani jirtey wakhtigii Boqortooyadii Roomaanka.[3]

Dhinaca kale, dekedani waa mida ugu weyn dhamaan dekadaha ku yaala wadanka Soomaaliya.[4]

  1. "Nuqul Archive". Mogadishu Port. Waxaa laga kaydiyay the original 3 December 2013. Soo qaatay 1 December 2013.  Barameter aan la aqoon |ciwaan= ignored (caawin)
  2. (PDF). Government of Somalia http://www.somalitalk.com/2010/may/istambul/transport.pdf. Soo qaatay 31 August 2013.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  3. (PDF). Government of Somalia http://www.somalitalk.com/2010/may/istambul/transport.pdf. Soo qaatay 31 August 2013.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  4. Khalif, Abdulkadir (12 June 2013). "Nuqul Archive". Waxaa laga kaydiyay the original 19 Bisha Lixaad 2020. Soo qaatay 1 December 2013.  Barameter aan la aqoon |ciwaan= ignored (caawin); Hubi qiimaynta taariikhda: |archive-date= (caawin)

© MMXXIII Rich X Search. We shall prevail. All rights reserved. Rich X Search